Wararka

Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Cabdulqaadir...

Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo bilaabi doontaa adeegga E-VISA laga bilaabo 1-da Sebteembar 2025

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah furtay adeegga E-VISA/ETAS, kaas oo dalka lagu soo geli doono laga bilaabo 1-da...

Soomaaliya iyo Kazakhstan oo kala saxiixday heshiis Diblomaasiyadeed

Maamulka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Türkiye ayaa si diirran u soo dhoweeyay saxiixa heshiis diblomaasiyadeed oo u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo...

Madaxweynaha KGS oo shir guddoomiyay kulanka golaha Wasiirrada ee Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo. Shirka waxaa...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey heshiisyo is-afgarad oo ku saabsan xoojinta difaaca dalka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey heshiisyo is-afgarad ah, kuwaas oo muhiimad weyn u leh xoojinta...

Ugu Akhris Badan