Wararka

Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya oo maanta la kulmay taliyaha cusub ee ciidamada Maraykanka ee Africom ee Soomaaliya iyo saraakiil kale

Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya, mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta oo Isniin ah magaalada Muqdisho kula kulmay taliyaha cusub ee ciidamada Maraykanka ee Africom ee...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Danjire K. Foster Kulanka oo ka dhacay...

Madaxweyne Xasan sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo goordhaw ka soo duulay garoowe

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku joogay maalmihii danbe deeganada puntland ayaa maanta soo gabagabeeyey socdaalkiisa isaga oo goordhaw halkaas...

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre oo kula kulmay magaalada Tunis Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kula kulmay magaalada Tunis, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Moussa Faki Mahamat.   Mudane Xamse iyo...

Madaxweyne Xasan sheekh oo caawa kulan wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah Isimada iyo hoggaanka dhaqanka Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Puntland ee magaalada Garoowe waxa uu kulan latashi kula qaatay qaar ka mid...

Ugu Akhris Badan