Madaxweyne Xasan sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo goordhaw ka soo duulay garoowe

Date:

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku joogay maalmihii danbe deeganada puntland ayaa maanta soo gabagabeeyey socdaalkiisa isaga oo goordhaw halkaas ka soo duulay isaga iyo wafdiigisa iyaga oo ku soo wajahan Magaalada Muqdisho.

 

Garoonka Magaalada garoowe waxaa madaxweyne Xasan sheekh ka soo sakootiyey Madaxweynaha Puntland, ku xigeenkiisa iyo masuuliyiin kale.

 

Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud ayaa inta uu garoowe ku sugna waxa uu kulamo la qaatay Madaxweynaha Puntland iyo Odayaasha dhaqanka Puntland waxaana kulamadaas ku soo dhamadeen isfahan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA AAN CAADIGA AHEYN EE GUDDIGA JOOGADA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Xuska Sanad-guurada Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Madaxweynaha JFS “Geesiyaasha CXD waa kuwa badbaadiyey 20 milyan oo Soomaaliyeed”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga...