Wararka

Xukuumada Dawlada Deegaanka Somaalida Galbeed oo deeq gaarsiisay maamulka Gobolka Hiiraan

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Cali Jeeyte Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo Gaaray Degmada feer-feer ee Gobalka shabelle ee Dowlad Deeganka soomaalida ee Ethiopia...

Ciidamada Danab oo howlgal ka dhacay deegaanka Muabaarak ku dilay kuwa kalana ku Dhaawacay horjoogayaal sare sare oo katirsan Shabaab

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska XDS ayaa  howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Mubaarak oo ahaa barta ugu wayn ee gobalka Shabeellaha...

Xoghayaha Guud ee QM oo gaaray Pakistan xilli ay ka jirto xaalad adag

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa booqasho ku tegey dalka Pakistan, si uu garab istaag ugu muujiyo dalka Pakistan ee la baaxaa...

Xubno Ka Tirsanaa Alshabaab oo Lagu soo Bandhigag Wisil (SAWIRO).

Xasan Nuur Daleel ( Afgarasho)  iyo Maxamed Nuur Xasan waxay ka mid ahaayeen Horjoogayaasha Maleeshiyaadka Al shabaab waxay isku soo dhiibeen Ciidamada Deegaanka, dowladda...

Madaxweynaha Qaran oo Ummada Soomaaliyeed Alle Oga Baryay Inuu Dhibaatada ka Dulqaado.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, Ra’iisul...

Ugu Akhris Badan