Wararka

Madaxweyne Xasan sheekh oo kulan la qaatay masuuliyiin katirsan Mareykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Arimaha Dibadda dalkaas...

Ciidanka Xoogga Dalka oo 35 katirsan argagixisada Al-shabaab xalay ku dilay deegaan u dhaw Degmada Buula-barde

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa xalay abaaro 2:00 Am habeenimo degaanka Abooreey oo qiyaastii 25 Km dhanka bari kaga beegan degmada Buulo burde ee gobolka...

Argagixisada Al-Shabaab oo xalay qarax la beegsatay gaari ay la socdeen dad shacab ah oo maraeyey deegaan u dhaw Degmada Buulo-Burde

Argagixisada Al-Shabaab ayaa xalay qarax la beegsatay gaari ay la socdeen dad shacab ah, xilli uu marayey degaan lagu magacaabo Aqaboy oo u dhow...

10-ka Mid ah Argagixisada alshabaab Oo Lagu Qabtay Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ciidamada ammaanka, gaar ahaan kuwa Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ay gacanta ku dhigeen 10 ruux oo ka tirsan...

Madaxweyne xasan sheekh oo la kulmay madaxa hay’adda lacagta adduunka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Madaxa Hay'adda Lacagta Adduunka Marwo Kristalina Georgieva ayaa la wadaagay tallaabooyinka wax...

Ugu Akhris Badan