Wararka

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Agaasinka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xirsi Jaamac Gaani, oo kulan la qaatay Agaasinka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Xarunta Qaran ee Hawgallada Gurmadka...

Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee dowlad goboleedka Jubaland oo si rasmi ah u furay Tababar ku saabsan ku dhafka Maareeynta Kheyraadka...

Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee dowlad goboleedka Jubaland Mudane Ahmed Hussein Baraki ayaa si rasmi ah u furay Tababar ku saabsan is oo...

Madaxda caalamka oo ku sii qul-qulaya UK si ay uga qeyb galaan aaska boqorad Elizabeth

Boqor Charles ayaa maanta boqollaal madaxda caalamka ah iyo marti sharafeed boqortooyooyinka dunida ka socda kula kulmi doona qasriga Buckingham , iyadoo maalinta berri...

Masuuliyiin Galmudug katirsan oo deeq raashin iyo xoolo gaarsiiyay dadka deegaanka iyo Ciidanka xoogga dalka oo kooxaha argagixisada ka saaray deegaano hoos yimaada degmada...

Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Galmudug oo deeq raashin iyo xoolo gaarsiiyay dadka deegaanka iyo Ciidanka xoogga dalka oo kooxaha argagixisada ka saaray deegaano...

[DAAWO] Madaxweyne Xasan sheekh oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee uu la kulmay, uga warramay xaaladda guud ee dalka, ahmiyadda weyn ee...

Ugu Akhris Badan