Wararka

Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta ee ka socda Jubbaland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyay howlgallada dib u xoraynta ee ay wadaan Ciidamada qaranka oo kaashanaya kuwa Jubaland kuwaas...

13 ka mid  ah Khawaarijta oo uu ku jiro horjooge oo lagu dilay Gobolka Jubbada Hoose

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab oo ay wehliyaan ciidanka Nabad sugidda jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Turdho iyo deegaanada ku xeeran...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday deegaanka Malleeyleey oo hoostaga degmada Jamaame ee Gobolka Jubada hoose

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safar shaqo oo uu ku joogo dowlad-goboleedka Jubaland ayaa maanta booqday deegaanka...

[DAAWO] Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay xaaladda dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta shacabka kula tukaday salaaddii Jimcada Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho, ayaa ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Salaadda Jimcaha ku oogay Masjidka Madaxtooyada ee Jubaland ee Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axamed Maxamed Islaam ayaa salaadda Jimcaha ku oogay Masjidka...

Ugu Akhris Badan