Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan casho iyo mahadcelin ah kula yeeshay magaalada Nairobi xubno sare oo ka socda saaxiibada Caalamka

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xalay kulan casho iyo mahadcelin ah kula yeeshay magaalada Nairobi xubno sare oo ka socda saaxiibada...

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya oo xulka 17 jirrada ee dalkeenna oo natiijo ah (1-0) kaga adkaaday xulka Ethiopia ugu hambalyeeyay...

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa xulka 17 jirrada ee dalkeenna oo natiijo ah (1-0) kaga...

Guddoomiye Sheekh Aadan madoobe oo maanta shir guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya

Muqdisho Oktoober 03,2022, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo guddoomiyey shir looga hadlayay amniga oo si gaar ah loogu lafaguray xaaladda magaalada Beledweyne

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay amniga oo si gaar ah loogu lafaguray xaaladda magaalada Beledweyne...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo shir gaar ah kula yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya Madaxda Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ayaa shir gaar ah kula yeeshay magaalada Nairobi ee...

Ugu Akhris Badan