Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Maanta qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOS

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOS, Lisa Filipetto, oo booqasho sagootin...

Kulan Looga Hadlayey u diyaar Garowga loogu Jiro Maalinta Haweenka Qaranka oo Muqdisho lagu qabtay

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gaashaan dhigga oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Boliiska iyo ku xigeenkiisa ayaa Kulan La Qaatey Wasiirka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Tababar u furay Qaar kamid ah Masuliyiin ka socday Wasaradaha arimaha gudaha Maamul Goboledyda

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta Muqdisho ku daahfuray siminaar ay Wasaaradda qabaneyso oo la xiriira...

Diyaarad dagaal oo ku burburtay dalka Masar

Dowladda Masara si gaar ah Taliska Ciiddanka Cirka ee dalka Masar ayaa sheegay inay burburtay Diyaarad Dagaal ee nooca Tababarka kadib markii sida la...

Wafdi ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo shir heerkiiso sareeye uga qeyb galay Magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania

Wafdi ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA oo uu Hugaaminayey La-taliye Sare Dr. Ismail Jimale Alasow ayaa shir heerkiiso sareeye uga qeyb...

Ugu Akhris Badan