Wararka

[SAWIRRO]Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo gaaray magaaladda Maxaas ee Gobolka Hiiraan

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo hogaaminaya xildhibaano heer federaal iyo kuwa dowlad goboleed iyo saraakiil ciidan ayaa gaaray magaaladda Maxaas...

[TOOS U DAAWO] Xuska munaasabadda lagu xasuusanaayo labo halyeey oo qoriga u qaatay la dagaalanka kooxda Argagixisada oo Muqdisho ka socta

Xuska munaasabadda lagu xasuusanaayo labo halyeey oo qoriga u qaatay la dagaalanka kooxda Argagixisada ayaa ka socota magaalada Muqdisho. Munaasabadan xuska ah ee loogu duceeynaayo...

Guddiga baaraya weerarkii 6-dii January lagu qaaday xarunta Congress-ka oo u yeeray Donald Trump

Guddida Congress-ka ee baadhaya weerarkii lagu qaaday aqalka baarlamaanka ee Maraykanka bishii January 6-deedii ee sannadkii 2021 ayaa go’aan yeedhmo ah oo rasmi ah...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo ku fulisay dil toogasho ah askarigii dilay Wasiir Cabaas Siraaji

Waxaa goor hore oo saaka ah maxkamadda ciidamada qalabka sida ay xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdullahi Cabdi oo oo bishii May ee...

Madaxweyne Dani oo xalay Magaalada Garoowe kulan soodhaweyn ah ugu sameeyey Madaxweyanaha degaanka soomaalida

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay  casho sharaf ugu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Puntland,  Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Mudane Mustafe Muxumed...

Ugu Akhris Badan