Wararka

Ciidamada Ruushka oo si buuxda ula wareegay Magaalada Mariupol ee wadanka Ukraine.

Ciidamada Ruushka oo si buuxda ula wareegay Magaalada Mariupol ee wadanka Ukraine. Ciidamada Ruushka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta Magaalada dekadda leh...

Madaxweyne Qoor-qoor oo dib ugu laabtay caasimada maamulka galmudug ee Dhuusamareeb.

Sabti - 21 May 2022 - Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda Galmudug...

Gudoomiye sheikh Aadan madoobe oo markale booqday madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo madaxweynaha JFS, ayaa waxay kulan gaar ah ku yeesheen hoyga uu deggan yahay...

Shirarkii u socday dowladda Federaalka iyo Hey’addaha dhaqaalaha Adduunka oo la soo gabagabeeyay.

Muqdisho, May 21, 2022- Waxaa maanta la soo gabagabeeyay shirar iyo kullamo uu shir guddoominayey Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

MADAXWEYNE FARMAAJO IYO MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN KU YEESHAY MADAXTOOYADA QARANKA.

Muqdisho, May 21, 2022; Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,...

Ugu Akhris Badan