Wararka Caalamka

Tirade dadka ku waxyelloobay duqeymaha Isra’iil ay ka waddo Falastiin oo korartay

Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay duqeymaha arxan-darrada ah ee Ciidamada Isra’iil ay ku garaaceyaan dhulka reer Falastiin, gaar ahaan...

Ra’iisul Wasaaraha Ireland: Midnimada Israa’iil waay baabi’i doontaa haddii ay sii waddo duqeymaha ay ka waddo Qaza

Ra’iisul wasaaraha dalka Ireland Leo Varadkar, ayaa sheegay in midnimada Isra’iil ay meesha ka bixi doonto haddii ay sii waddo jawaabaha xad dhaafka ah...

Dhulgariir xooggan oo mar kale ku dhuftay Afghanistan

Dhul gariir cabirkiisu yahay 6.3 ayaa ku dhuftay galbeedka dalka Afgaanistaan, kadib markii dhowaan ay dalkaasi ka dhaceen dhul gariir ay ku dhinteen in...

Maraykanka oo Masar iyo Israa’iil kala hadlaya sidii marin ammaan ah loogu heli lahaa dadka ka barakacaya Qaza

Lataliyaha Amniga Qaranka ee Maraykanka Jake Sullivan, ayaa galinkii danbe ee shalay sheegay in Maraykanku uu wadahadallo kula jira Israa’iil iyo Masar, sidii ay...

Isra’iil oo ku dhawaaqday go’doominta Marinka Qasa

Isra’iil ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaanba go’doominayso Marinka Qasa, taasoo la micno ah inay ka jarayso cunnada, biyaha, korontada iyo dhamaanba adeegyada lagama...

Ugu Akhris Badan