Wararka Caalamka

Imaaraadka iyo Israel oo maalinta birrito ah heshiiska xirirkooda ku saxiixi doono Aqalka cad.

Wufuud ka kala socta Israel iyo UAE ayaa gaaray caasimada Maraykanka ee Washington, si ay u meel mariyaan heshiiski ay dhawaan wada gareen, xafladda...

Trump oo cafinaya sarkaal baxsad ah oo dambi ku oogay Dad soomaali ah.

Madaxweynaha Mareykanka Donal Trump ayaa la filayaa inuu cafis u fidiyo sarkaal baxsad ah kaasi oo sababay in xabsi loo taxaabo afar muwaadiniin soomaali...

Turkiga oo dib u celiyay Markabka sahanka ah Oruc Reis.

Markabka sahanka ah Oruc Reis ee uu Turkigu leeyahay ayaa maalintii shalay aheyd ku laabtay biyaha u dhaw gobolka koonfureed ee Antalya, waana tallaabo...

Midowga Culimada Islaamka oo khiyaano qaddiyadeed ku tilmaamay heshiiska Baxrayn iyo Israel.

Midowga Caalamiga ah ee Culimada Muslimiinta ayaa si rasmi u muujiyay dareenkiisa ku aaddan heshiiska Dowladda Baxrayn ay la gashay Israel taasi oo ay...

Golaha Ammaanka ee QM oo looga hadlay dedaallada dhaliyarada Soomaalyeed dhinaca Nabadda.

Doorka muhiimka ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka ciyaareen taageeridda horumarinta dalkooda oo dhawaan soo shaac baxay ayaa diirada lagu saaray kulan gaar ah...

Ugu Akhris Badan