Wararka Caalamka

Maraykanka oo deeq lacageed ku taageeray Ukraine

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa u sheegay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy in Maraykanka ay ka go’an tahay inuu Ukraine ka taageero ilaalinta xuduudaheeda. Madaxweyne...

Turkiga iyo Qadar oo Taalibaan ka caawinaya dib u furista garoonka diyaaradaha ee Kabul

Dowladda Qadar ayaa Khamiistii sheegtay inay kala shaqayneyso Taalibaan sidii si dhaqso ah dib loogu furi lahaa garoonka diyaaradaha ee Kabul, oo xiritaankiisa ay...

Booliska NewZealand oo toogtay nin weerar geystay oo ay ku sheegeen inuu ahaa argagixiso

Ra'isul Wasaaraha dalka New Zealand Jacinda Ardern ayaa xaqiijisay in boolisku ay dileen nin ay ku sheegtay inuu ahaa argagixiso ka tirsan ururka Daacish,...

Taliban oo dagaal kula jirto mucaarad hubeysan oo ka jira Afghanistan

Dagaal qaraar oo u dhexeeya Taliban iyo koox mucaarad ku ah xukunkooda ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhacayaan gobolka Panjshir ee dalka...

Madaxweynaha Maraykanka iyo Ra’iisul wasaaraha Israa’il oo kulan ku yeeshay aqalka cad

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Israa’il Naftali Bennett Aqalka Cad Jimcihii si ay uga wada hadlaan horumarka labada dhinac...

Ugu Akhris Badan