Wararka Caalamka

Ciidamada Ruushka oo si buuxda ula wareegay Magaalada Mariupol ee wadanka Ukraine.

Ciidamada Ruushka oo si buuxda ula wareegay Magaalada Mariupol ee wadanka Ukraine. Ciidamada Ruushka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta Magaalada dekadda leh...

Dowladda federaalka itoobiya oo xabsiga dhigtay jeneraal caan ah oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul wasaare Abiy Ahmed.

Dowladda federalka  Ethiopia ayaa todobaadkii hore xabsiga dhigtay jeneraal caan ah oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul wasaare Abiy Ahmed.   Sarreeye Guuto Tefera Mamo ayaa jimcihii...

Bosnia oo diiday in ay taageerto cunaqabateynta Midowga Yurub ay kusoo rogeen Ruushka

Hogaamiyaha Bosnia Milorad Dodik ayaa u sheegay madaxweynaha golaha Yurub Charles Michel in Bosnia ay u baahan tahay inay ilaaliso dhexdhexaadnimada oo aysan ku...

Madaxweynaha Mareykanka oo Safarkiisi ugu horeeyay ee Asia maanta kutagay dalka Kuuriyada Koofured.

Maanta oo Jimce ah, madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa safarkiisii ​​ugu horreeyay ee Aasiya ku tagay Kuuriyada Koonfureed, taasoo ujeeddadeedu tahay xaqiijinta go'aanka diblomaasiyadeed...

Dowladda Ruushka oo sheegtay in ay isku soo dhibeen ciidamo badan oo ukraine katirsan.

Wasaaradda difaaca ee dalka Ruushka ayaa sheegtay inay toddobaadkan isu soo dhiibeen illaa 959 askari oo u dhashay dalka Ukraine, ciidankaas oo ahaa kii...

Ugu Akhris Badan