Wararka Caalamka

Ciidamada Ruushka oo isku hareereeyay magaalo ku taalla Ukraine

Muqdisho,3-7-2022-:Ciidamada Ruushka ayaa isku hareereeyay magaalada Lysychansk ee dalka Ukraine, magaaladan ayaa kamid ah meelihii ugu dambeeyay ee ka tirsan gobolka Luhansk ay Ukraine...

Mareykanka oo maxbuus ku wareejiyay ururka Talibaan

Muqdisho-Juun-25-6-2022-:Ururka Taliban ee xukuma Afghanistan ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in dawladda Maraykanku ay xabsiga Guantanamo Bay ee ku yaalla dalka Cuba ay ka sii...

Midawga Yurub oo diiddan in Britian ay dib u eegto heshiiska Woqooyiga Ireland

Muqdisho-juun-14-6-2022:LONDON - Dawladda Britain ayaa daabacday qorshe ay ku joojineyso qaybo ka mid ah heshiiskii Woqooyiga Ireland ee ay dawladda Britain iyo Midowga Yurub...

Dablay hubaysan oo 55 qof ku dilay woqooyiga dalka Burkina Faso

MUQDISHO-JUUN-14-6-2022-:Masuuliyiinta dalka Burkina Faso ayaa Isniintii maanta ahayd sheegay in dablay hubaysani ay woqooyiga dalkaas ku dileen illaa 55 qof, ka dib weeraro iyo...

Kumanaan mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka si ay ugu baaqaan in la adkeeyo sharciga hubka ka dib toogasho ka...

MUQDISHO-JUUN-12-6-2022-:Dibadbaxayaasha ayaa sheegay in la joogo waqtigii la tusi lahaa siyaasiyiinta in dadka Maraykanku ay dalbanayaan oo ay mudan yihiin inay ku noolaadaan nolal...

Ugu Akhris Badan