Wararka Caalamka

Madaxweynaha Iiraan oo Mareykanka ku eedeeyay hurinta dagaalka Ukraine

Madaxweynaha Iiraan Ibraahim Ra’iisi, ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu hurinayo dagaalka Ukraine, isagoo carabka ku adkeeyay in Dehraan ay taageerso in si nabad ah...

Xubno ka mid ah Booliska Asarbayjaan oo qarax Miino lagu dilay

Dowladda Azerbaijan ayaa maanta sheegtay in Afar kamid ah Ciidamada Boolis iyo laba qof oo rayid ah lagu dilay qarax miino oo ka dhacay...

Shiinaha oo diyaarado dagaal u diray Taiwan

Shiinaha ayaa Taiwan u diray 103 ka mida diyaaradohooda dagaalka, labadii maalin ee la soo dhaafay, sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Taiwan. Taiwan ayaa...

Shaqaalaha shirkadaha waaweyn ee Gawaarida oo sameeyay shaqo joojin dalka Mareykanka.

In ka badan 10,000 oo shaqaale ah oo ka tirsan saddex ka mid ah shirkadaha sameeya baabuurta ee Maraykanka ayaa bilaabay shaqo joojin, sida...

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Afar sano kadib safarkii ugu horreeyay ku tagaya Ruushka

Wakaaladda wararka Ruushka ayaa maanta oo Talaada ah sheegtay in tareenkii siday hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, uu gaaray dalka Ruushka, halkaas oo...

Ugu Akhris Badan