Wararka Caalamka

Maxay Muslimiintu,Waajib Ugu Tahay Xushmeynta Bisha Ramadhan? (Why Muslims Must Respect Ramadhan)

Waa Xilli la Daahiriyo Nafta, Wax ka bedelis lagu sameeyo dareenka Cibaadada, Naf Huris-na lagu sameeyo Nafta oo La xakameeyo, Ramadhan-ku Ma Ahan Cunto...

G/miyaha Banaadir Oo Dibadbaxayaal Kula Hadlay Daljirka Dahsoon “Sawirro”

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud "Cumar Filish" ayaa ku baxay xalinta banaanbax ka dhacay fagaaraha Daljirka dahsoon oo ay isku yimaadeen...

Amnesty Oo Ku Boorrisay Dowladda Eritrea In Ay Xabsiyada Ka Sii daayso Maxaabiista

Hay’adda Amnesty International Ayaa waxa ay ugu baaqday dowladda Eritrea In Ay Xabsiyada Ka sii daayso Maxaabiista Si Ay Uga Badbaadaan Halista Cudurka Covid-19 Bayaan...

Saameynta Cudurka Coronavirus, Dalalka Afrikada Bari iyo Dunida “Sawirro”

In ka badan 862,613 oo qof ayuu ku dhacay fayruska sida ay muujinayso warbixinta guud ee laga soo saaray dalalka dunida sida ay qortay...

Kiisaska Cudurka Coronavirus Ee Dalka Pakistan

In ka badan 862,613 oo qof ayuu ku dhacay fayruska sida ay muujinayso warbixinta guud ee laga soo saaray dalalka dunida sida ay qortay...

Ugu Akhris Badan