Villa Somalia

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARAAQAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA DALKA SWEDEN.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhin doona dalkeenna Mudane...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo kulan la qaatay hoggaamiyaha Maamulka KMG ah ee SSC

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo saxiixay Sharciga Hanti-dhowrka guud ee Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya xaqiijinta Soomaaliya ku shaqeysa shuruuc iyo xeerar qoran ayaa saxiixay Sharciga Hantidhowrka Qaranka. Sharciga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay shirka Qaramada midoobey ee cuna yarida

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka hortagga macaluusha ayaa tilmaamay...

Ergayga Madaxweynaha ee Arrimaha Somaliland oo Baydhabo kula kulmay qeybaha Bulshada.

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa kulamo wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah...

Ugu Akhris Badan