Sawiro

Madaxweynaha iyo Sheekha Al-Azhar oo ka wada hadlay kordhinta deeqaha waxbarashada, dabargooynta xagjirnimada

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinkii labaad booqasho ku jooga dalka Masar ayaa maanta tagay Xarunta Al-Azhar Al-Shariif ee magaalada Qaahira, halkaas oo sii...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr. C/qaasim

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cadullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa magaalada Qaahira ee dalkaas  ku siyaartay hoyga Qaahira uu...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Midowga Yurub uga mahadceliyey garab-istaagooda Soomaaliya.

Muqdisho, 16 August 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Xarigga ka jaray Dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.

Muqdisho, 16, Agoosto, 2017---Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Maanta xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo...

Wasiirka Boostada oo kulamo kala duwan la qaatey Masuulinta dalka Jabuuti

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknoloojiyada ee Xukuumadda Soomaaliya oo booqasho shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa waxa ay kulamo kala...

Ugu Akhris Badan