XULASHADA

Turky-Som oo soo bandhigtay fursado cusub oo loo qaadanayo layli saraakiil.

Muqdisho (SNTV)- Qoraalkan ayaa lagu baahiyay bogga twitter-ka ee safaaradda turkiga ay ku leedahay Soomaaliya. Shuruudaha codsahada kamid noqonayo liiska layliga sarkaal  laga rabo waxa...

Shir looga hadlayo Badqabka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

Shirka looga hadlayo Badqabka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo maanta ka dhacay Muqdisho waxaa ka qeyb galay madax katirsan dowladda Soomaaliya, waxaana madaxda ka qeyb galeysa...

Bukaanno ka bogsaday qaraxii Zoppe oo dalka dib ugu soo laabtay

Shan ka mid ah dhaawacyadii bishii December loo qaaday dalka Masar aya dib loogu celiyay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo xaaladooda caafimaad ay soo hagaagtay. Bukaanada...

Ra’iisul wasaare Kheyre maamul wanaaga aan gaarnay waxay sababtay in dunidu usoo jeesato maalgashiga soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay Hormarka ay ku talaabsatay Xukuumadda intii ay...

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo daah furay qalab casri ah oo lagu soo kordhiyay Dekadda Muqdisho+Sawirro

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta daah furay qalab casri ah oo saaraya Maraakiibtii ku bur buray Biyaha...

Ugu Akhris Badan