Garsoorka
Wasiirka Cadaaladda XFS oo kormeeray Maxkamadda degmadda Warta Nabadda
Muqdisho (SNTV), Wasiirka Cadaalada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Saldhigga Booliska, Xarunta degmadda Warta Nabadda iyo...
Ciidamo loo soo qabtay burcadnimo oo ay Maxkamadda Ciidamada sii deysay.
Muqdisho (SNTV)- Seddax Alifle Xoogga Dalka Soomaaliyeed Axmed Cabdullahi Maxamed Casir Iyo Dable Xoogga Dalka Cabdi Faarax Cariif Afrax ayaa Ciidamada Amniga Deegaanka Garas-baalleey...
Maxkamadda Ciidamada oo sii deysay Shaqsi loo soo xiray Dil iyo Ka mid ahaanshiyaha Al-shabaab
Muqdisho (SNTV)- Cabdullaahi Xasan Axm’d Maalin (Warranto) ayaa loo soo qabtay in ka tirsanaa Maleeshiyada Al-shabaab, sidoo kale waxaa loo heystay in uu ka...
Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasha ah ku xukuntay Sarkaal dilay Askari.
Muqdisho (SNTV)-Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maxkamadda Ciidamada hor keenay dacwad ka dhan ah Xidigle Xoogga Dalka Mowliid Cali Cabdi oo dil...
Baaddii Ganacsatada waxaa u bedelay 8-sano oo Xabsi Ciidan ah.
Muqdisho (SNTV)- Sanada badan ayaa Soomaaliya waxaa ka jiray in dadka laga handado (Private Number) Nambarka Qarsoon, waxaana dad badani ay ku qasabtay in...