Bulshada

Taliyaha ciidanka Asluubta oo saxaafada u sharxay hormarka shaqo abuur ee haweenka maxaabiista ah

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac  Keynaan oo ay wehliyeen ku xiggeenadiisa, Taliyaha Xabsiga dhexe iyo Saraakiil kale, ayaa maanta mid...

Guddoomiye Yarisow “Maamulka Gobolka Benaadir waxaa ka go’an horumarinta Naafada Soomaaliyeed”

 Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kulan looga hadlayay caqabadaha ay la kulmaan dadka naafada ah ee u...

Gurmad Qaran oo soo gabagabeeyay howlahii caawinta dhaawacyadii Qaraxii Soobe

Munaasabad xalay ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa looga dhawaaqay in la soo gabagabeeyay howlihii Gurmadka ahaa ee uu waday Guddiga Gurmad Qaran ee Qaraxii...

Eng: Yariisoow oo booqdey dadkii ku dhaawacmey qaraxii shaley

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xalay saqdii dhexe ku booqday isbitaallada lagu dabiibayo dhaawacyadii ka dhashay...

Guddiga doorashooyinka qaranka oo kulan la qaatey Shacabka Gobalka Banaadir

kulankaani oo qeyb ka ahaa wadatashiyada mudooyinkii dambe ay wadeen Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka  ee la xiriira habraaca doorashooyinka Somaaliya iyo sida...

Ugu Akhris Badan