Benaadir

Khudbadaha musharaxiinta Guddoonka Baarlamanka Galmudug oo ka socota Dhuusamareeb.

Mudanayaasha Baarlamanka Galmudug ayaa Saaka oo Khamiis ah u diyaargaroobaya dhageysiga khudbadaha musharaxiinta u tartameysa Guddoonka Baarlamanka Labaad ee maamulka Galmudug. Arbacadii shalay ayaa la...

Duqa Muqdisho oo magacaabay Agaasimaha Waaxda Waxbarashada ee dowladda hoose.

Guddooomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku magacaabayo Agaasimaha waaxda Waxbarashada...

Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug oo u diyaargaroobaya Doorashada Guddoonkooda.

Xildhibaanada Cusub ee Galmudug ayaa billaabay diyaargarowga Doorashada Guddoonka Barlamaanka Galmudug ayadoo lagu wado in ay  yeeshaan kulankoodii kowaad oo ay uga arrinsanayaan Doorashada...

Guddigga farsamada maamul dhisidda oo soo gudbiyay xildhibanada Galmudug

Guddiga farsamada  maamul dhisidda Galmudug ayaa maanta soo saaray liiska xildhibaanada cusub ee ka mid noqonaya baarlamaanka maamulkaasi,  

ciidanka Jubbaland oo khasaarooyin kala duwan u geystay nabad-diidka al-shabaab

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Dowlad-goboleedka Jubbaland Cabdinuur Ibraahim Xuseen ayaa si guud faah faahin uga bixiyey howlgaladii ay saacadahii lasoo dhaafay sameeyeen ciidanka Jubbaland iyo...

Ugu Akhris Badan