Benaadir

Munaasabad loogu mahadceliyay Madaxda Galmudug oo Dhuusamareeb Lagu qabtay.

Munaasabad ballaaran oo lagu Taageerayay mirihii ka soo baxay shirkii wadatashiga ee Dhuusamareeb Saddax ayaa xalay lagu qabtay fagaaraha Shiirkole ee magaalada Dhuusamareeb.Munaasabaddan waxaa...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukunno kala duwan ku ridday saraakiil ka tirsanaa Wasaaradda Caafimaadka.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukunno kala duwan ku ridday shaqaale ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya , Masuuliyiinta xukunnada lagu riday...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeeed oo dilay Saddex ka tirsanaa Al-Shabaab.

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ugu yaraan Saddex ka tirsan kooxda Al-Shabaab waxay ku dileen Tuulada Ceel-geeloow xilli ay Miino ku aasayeen Waddada, ka...

Soomaaliya oo ka hadashay saameynta uu Covid-19 ku yeeshay ganacsiga+Sawirro.

Sii hayaha xilka Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Injineer Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa sheegay in daraasado ay ka sameeyeen dhibaatada uu cudurka Covid-19...

Guddiga Fatahaadda Baladweyne oo tallaabo lagu dhimmayo fatahaadda sameeyay.[Sawirro]

Guddiga gurmadka fatahaadda Beledweyn ayaa billaabay in ay howlo biya xireen ah ka sameeyaan degaanka Qooqane oo qiyastii 22 KM dhanka waqooyi kaga beeggan...

Ugu Akhris Badan