Guddiga Fatahaadda Baladweyne oo tallaabo lagu dhimmayo fatahaadda sameeyay.[Sawirro]

Date:

Guddiga gurmadka fatahaadda Beledweyn ayaa billaabay in ay howlo biya xireen ah ka sameeyaan degaanka Qooqane oo qiyastii 22 KM dhanka waqooyi kaga beeggan Magaalada Baledweyne ee Caasimadda Gobolka Hiiraan.

Degaannada carra-tuurka laga billaabay ayaa waxa ay si fufud biyaha ku soo geli jireen Tuulooyinka hoos yimaadda Magalada Baladweyne.

Waxaa marar badan soo laalaabtay saamaynta ay fatahaadaha Webiga Shabeelle uu ku yeesho degaanadda Gobolka Hiiraan, waana tallaabadii ugu horreysay ee lagu xakamaynayo dhibaatooyinka ka dhasha fatahaadda Webiga.

    

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo La Kulmay Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradda

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay howlgalka hubka dhigista ee Muqdisho

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka...

Madaxweynaha JFS oo Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo...