Benaadir

Guddoomiyaha Aqalka sare oo gaaray Dhuusamareeb +Sawirro.

Guddoomiyaha aqalka sare e BFS ayaa gaaray Dhuusamareeb si uu' uga qaybgalo furitaanka kalfadhiga 2-aad ee Baaralamanka Galmudug. Wafdiga Guddoomiyaha aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay Safiirka Qatar ee Soomaaliya.+Sawirro.

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Goboleedka Galmudug Mudane Cali Dahir Ciid oo jooga Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowlada Qatar ee Soomaaliya Xassan Bin...

Maamulka Galmudug oo soo dhaweeyay xeerka Saxaafadda.

Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa soo dhaweeyay xeerka Saxaafadda ee shalay lagu soo bandhigtay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya. Wasiirka  oo lahadlay warbaahinta...

Maxkamadda Gobol Banaadir oo xukuno ku riday saraakiil ka tirsan Wasaaraddaha dowladda.

Xukunka maxkamadda gobolka Banaadir ay maanta ku ridday saraakiisha ka kala tirsan wasaaradda Warfaafinta, Kalluumeysiga, Maaliyadda iyo milkiiliyaal shirkadeed ayaa kala ah. Aweys Xasan Cumar,...

Kulan ku saabsan baraarujinta Waalidiinta oo lagu qabtay Muqdisho.[Sawirro]

Kulan ay soo agaasintay Xaruunta Gurya-samo oo ka shaqeysta horumarinta qoyska ayaa diiradda lagu saaray sidii Waalidiinta loogu baraarujin lahaa ka warqabka caruurtooda si...

Ugu Akhris Badan