Benaadir

Shil gaari oo Qasaaro geystay ayaa maanta ka dhacay deegaanka Afgaduudle ee Degmada Hobyo+(SAWIRRO).

Shilkan Gaari oo gaystay dhaawac iyo Khasaare hantiyadeed ayaa maanta ka dhacay deegaanka Afgaduudle oo ka tirsan Degmada Hobyo Gaarigaan ayaa ahaa nuuca Xamuulka qaada...

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay wado muhiim u ah shacabka Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magalada muqdisho Mudane  Cumar Maxamuud Maxamed Flish ayaa waxaa maanta dhagax dhigay wadada jaale siyaad oo xiriirisa isgoysyada korontada...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Finish oo isbedel ku sameeyay Maamulka Degmada Yaaqshiid.

Wareegto kasoo baxday maamulka gobolka banaadir gaar ahaan xafiiska guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa isbedel lagu...

Barnaamijka bilic soo-celinta waddooyinka Muqdisho oo wajigii labaad galay

Maamulka gobalka Banaadir ayaa bilaabay wajigii labaad ee bilic soocelinta waddooyinka caasimadda,wajiga hore  ayaa ah nadiifinta carrada ay keneen biyaha roobka si magaalada Muqdisho...

Waxaa Meel Fiican Maraayo Mashruuca Dhismaha Waddo Xariirisa Magaalooyinka Gaalkacyo Iyo Hobyo ee Gobolka Mudug+(SAWIRRO).

Mashruuca isku tashiga dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka galkacyo iyo hobyo ayaa haatan maraya meel fiican taasna waa mid muujinya sida uu u mira...

Ugu Akhris Badan