Benaadir

SAWIRRO:Imtixaaankii dugsiyada dhaxe ee Galmudug Ee Gobolka Mudug oo maanta lasoo gaba-gabeeyay.

 Muqdisho-31-5-2022 – Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Maamulka Galmudug oo ay wehliyeen Agaasimaha guud ee wasaaradaasi iyo masuuliyiin kale ayaa maanta soo xiray imtixaanaadkii...

DHAGEYSO:Booliska Soomaaliya oo muqdisho ku qabtay kooxo Burcad ah.

Muqdisho-31-5-2022 - Ciidamada Booliska Soomaaliya Ayaa xalay howlgalo dad farabadan lagu soo qabqabtay Waxa ay  ka sameeyen Xaafado katirsan degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid ee...

DHAGEYSO:Ciidamada amaanka Magaalada Dhuusa-mareeb oo howlgalo lagu sugayo amaanka ka sameeyay xaafadaha magaaladaasi.

Muqdisho-31-5-2022-Ciidamada amaanka Galmudug gaar ahaan Booliiska iyo Nabadsugida ayaa  xalay  howlgalo amniga lagu xaqiijinayo waxa ay ka sameeyeen Xafadaha Magaalada Dhuusamareeb  iyo Wadooyinka Soo...

DHAGEYSO:Masuuliyiin katirsan Galmudug oo maanta kormeer ku tagay deegaan hoostaga Gaalkacyo oo ceelbiyood bulshada baahi u qabeen laga qodayo.

Masuuliyiin ka tirsan Maamul goboleedka galmudug ayaa gaaray deegaanka jeexdin oo hoostaga Magaalada Gaalkacyo dhanka Galmudug  halkaas oo uu ka socdo qodista ceelbiyood riig...

Xaalada bini-adanimo dadka ku nool Tuulooyin hoostaga Degmada Mahadaay oo laga deyrinaayo.

Waxaa laga deyrinayaa xaaladda bini-adanimo dadka ku nool Tuulooyin hoostaga Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo uu ka dilaacay xanuunka shuban biyoodka. In...

Ugu Akhris Badan