Benaadir

Shibis oo dhib la’aan isku diyaarineyso wareegga labaad ee tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)-Waxaa caawa u ballansanaa tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan Beledweyn & Shibis oo ka kala tirsan goballada Hiiraan iyo Benaadir. Nasiib xumo  degmada...

Maamulka gobalka iyo hey’adaha amniga oo la wadaagay shacabka khasaarihii ka dhashay roobabkii da’ay.

Muqdisho, 20 Maajo 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiey xaaladda saameynta roobabkii xalay ilaa...

Ciidanka xoogga Dalka oo degaanno badan ka saaray Argagixisada Al-Shabaab

Muqdosho-(SNTV)-Taliyaha Guutada 52–aad ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal. Axmed Maxamed Maxamuud (Tareedisho) ayaa sheegay inay dileen Malleeshiyaad badan oo ka tirsanaa nabad diidka...

Tartan aqooneed derbi ah oo dhex maray labo degmo oo ka wada tirsan Jubba-land

Muqdisho (SNTV)-Tartan xiisa badan oo udhaxeeyo  degmooyinka Jilib iyo Garbahaarey oo ka kala tirsan jubbada dhexe iyo Gedo , sidoo kale hoostaga maamulka jubba-land ...

Raa’iisulwasaare kheyre oo daahfuray imtixaanadka shahaadiga Dalka

 Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah furay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee dalka oo ay maanta u fariisteen 27,600 oo arday...

Ugu Akhris Badan