Benaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Booqday Qaar kamid ah Xarumaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Baydhabo

Baydhabo(SNTV):-– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa magaalada Baydhabo, halkaas oo ka dhacayo...

Maleeshiyada Shabaab oo qasaare xoogan lagu gaarsiiyay dagaal ka dhacay Gedo

Gedo(SNTV)-Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegayaa in dagaal u dhexeeya Ciidanka Xoogga Dalka iyo Maleeshiyaad ka tirsan koxda Naflacaariga ah ee Alshabaab,gelinkii dambe...

Kaxda oo ku biirtay degmooyinka ku haray wareegga 2-aad ee tartan aqooneedka

Muqdisho (SNTV)- Habeenkii xalay ahaa waxaa foodda is daray  tartamayaasha degmooyinka Kaxda iyo Xamar-jajab oo ka wada tirsan gobalka Benaadir, waxaana ugu horreyn nasiib...

Shirkii Golaha Amniga Qaranka oo maanta ka furmaya Baydhabo

Baydhabo(SNTV) Shirkii Golaha Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,kaasi oo ay ka qeybgalidoonaan madaxweynaah iyo Raiisul Wasaaraha Dalka,madaxda dowlad...

Shibis oo ka guuleystay degmada ay wada tartamayeen

Muqdisho (SNTV)-Tartanka waxaa ku wada ballansanaa degmooyinka Shibis iyo Heliwaa oo ka wada tirsan gobalka Benaadir, waxaana weydiimaha ugu horreynba nasiib u yeeshay degmada...

Ugu Akhris Badan