Benaadir

Shir looga hadlayo Xoojinta Howlgalada ka dhanka ah Maleeshiyada Al Shabaab oo Maalintii Labaad ka socda Kismaayo

Muqdisho (SNTV)- Shirkan oo ay ka qeyb galayaan Madaxda Dowlad Gobaleedka Jubbaland uu ugu horeeyo Madaxweyne Axmed Madoobe, Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka, Kuwa...

Maamulka Banaadir oo burbiriyey dhisme sharci darro ah oo laga dhisay Garoonkii LLP Jeenyo.

Ka dib amar ka soo baxay maamulka gobolka Banaadir todobaadkii hore ayaa saaka waxaa si rasmi ah loo burburiyey dhisme sharci darro ah oo...

Duqa Muqdisho oo Dawladda Turkiga uga mahadceliyey taageerada walaaltino ee siiso ummadda Soomaaliyeed

Muqdisho(SNTV) Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey Dawladda iyo shacabka dalka Turkiga taageerada walaaltino ee mar...

Madaxweynaha iyo ku xigeenka Hirshabelle oo Ciidamo dhaawac ah Ku booqday isbitaal Madiina

Muqdisho(SNTV) Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshaelle Maxamed Cabdi Waare,Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed, iyo xubno ka...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xafiis cusub ka furatay Buula-burde

Buula-burde (SNTV) Hay’adda Socdaalka iyo jisniyadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay xafiis lagu qabto howlaha Hay’adda waxa ay ka furatay Magaalada Buula-budte  ee gobolka Hiiraan. Munaasabadda...

Ugu Akhris Badan