Benaadir

Midowga Afrika oo soo dhaweeyay ka bixistooda AMISOM garoonka Stadium Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Howl-galka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo dhoweeyay tallaabada ay Ciidankoodu ugu saarayaan Garoonka weyn ee Stadium Muqdisho. Ergeyga gaarka ah ee  Midowga...

Askari dil geystay oo ay Maxkamadda Ciidamada Xukuntay

Muqdisho (SNTV)- 07/08/2018  ayaa la soo gaba-gabeeyay Maxkamadeynta Cabdiraxmaan Cumar Cismaan   oo loo heysto dilka AUN  Marxuum Xasan Abshir Warsame oo ka dhacay magaalada...

Guddoomyaha Gobolka Banaadir oo shaqada ka joojiyey saraakiill lagu eedeeyey musuq-maasuq

Muqdisho Arbaca August 15 (SNTV):-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa soo saaray wareegto uu shaqada kaga joojiyey Saraakiil...

Horjooge Alshabaab ah iyo Maleeshiyadiisa oo la khaarijiyay

Kismaayo(SNTV):-Howlgalloay Ciidamada xoogga dalka ka sameyeen deegaanno hoostaga Gobolka Jubbada Hoose ayaa la sheegay in lagu khaarijiyay 4 horjooge iyo 7 maleyshiyaad oo ka...

Dowladda hoose oo marti qaad u sameysay wefdigii Eritrea

Muqdisho, August 15, 2018– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa munaasabad casho sharaf ah ugu sameeyey xarunta Dawladda...

Ugu Akhris Badan