Benaadir

Taliska Ciidanka XDS oo dedaal ugu jirta sidii ay xorriyaddooda ku heli lahaayeen Odayaal ay Af-duubteen Al-Shabaab

Muqdisho September 9 (SNTV):-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo wax-garadka kasoo jeeda Galmudug ayaa dadaallo xooggan ugu jira sidii ay xorriyaddooda u heli lahaayeen...

Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka oo maanta xarunta Villa Hargeysa kula kulmay guddoomiyaha gobolka banaadir

Muqdisho September 9 (SNTV):-Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa kula kulmay guddoomiyaha gobolka banaadir...

Duqeyn lagu dilay horjooge ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho (SNTV)- Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in degaan ku dhow degmada ay ka dhacday duqeyn diyaaradeed oo...

Eng. Yarisow “Dalxiisku waa farriin ku wajahan argagixisada doonaysa in ay niyad jabiyeen shacabkeenna.”

Muqdisho (SNTV)- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa xeebta Keysaney ee degmada Kaaraan ku daah-furay Olalaha Dalxiiska Caasimadda. Guddoomiyaha ayaa...

Duqa Muqdisho oo Guddoomiyey Shir looga hadlayay horumarinta Magaalooyinka Dalka

Muqdisho-(SNTV)-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa guddoomiyey Shir looga hadlayay horumarinta Magaalooyinka dalka. Shirka ayaa intii uu socday...

Ugu Akhris Badan