Benaadir

Eng.Yarisow oo dib uhabeyn ku sameeyey Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee G/Banaadir

Muqdisho September 30  (SNTV);-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Xirsi Diirshe Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xaliyay tabashadii Iskaashatada Kawaanka ee Degmada Cabdicasiis

Muqdisho September 30  (SNTV);-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Bashiir Cabdi...

Duqa Muqdisho iyo Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka oo ka wada hadlay ballaarinta Sohdimaha Caasimadda

Muqdisho September 29 (SNTV):-  Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa ka wada...

Madaxweyne Farmaajo oo xulka degmada Waaberi guddoonsiiyey Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir

Muqdisho (SNTV):–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay xulka degmada Waaberi hanashada Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo sannadkii 2-aad oo...

Guddigii Aqalka sare uu udiray Galmudug oo gudoonka golahaas ku wareejiyay Xogtii ay soo uruuriyeen

Muqdisho September 24 (SNTV);-Guddoonka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxay xogtii ay Maamul Gobolleedyada ka soo...

Ugu Akhris Badan