Benaadir

Masuuliyiin kala duwan oo goordhaw gaaray degmada Xarardheere

Xildhibaano ka tirsan golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo saraakiil ayaa maanta gaaray degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Wefdiga dowladda ee...

Dagaal khasaare culus lagu gaarsiiyay  Al-Shabaab ayaa maanta ka socda  deegaan lagu magacaabo Inji oo hoos taga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan,

Dagaal khasaare culus lagu gaarsiiyay  Al-Shabaab ayaa maanta ka socda  deegaan lagu magacaabo Inji oo hoos taga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, weerarka waxaa...

Sawir hadlaya “Kaalay aan ku tusee”

Halkaan waa Gobalka Mudug, ninka dharka Shacabka ah wata waa oday Deegaanka ah, waxaa daba socda Cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo Daraawiishta Galmudug. Odaygu...

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga iyo horumarinta Dagmada Hobyo oo Galkacyo lagu qabtay maanta 

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga iyo horumarinta Dagmada Hobyo oo Galkacyo lagu qabtay maanta Kulankaan oo ay soo agaasimeen odayaasha dhaqanka oo uu hogaaminayay suldaan...

Gudoomiye madaale oo dhagax dhigay wadada isku xirta kaxda iyo Ex-control.

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Waddada isku xirta isgooska Kaxda iyo Ex-Control...

Ugu Akhris Badan