Ardayda soomaliyeed oo kulan la qaatey Madaxda Wasaarada Dastuurka

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay Ururada Ardayda Qaranka Soomaaliyeed, kulanka intii uu socday ayaa looga hadlay...

Agaasimaha HSJ oo kormeerey Xafiisyada Hay’adda ee ku yaallo Guriceel

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyoJinsiyadda Soomaaliya Col. Maxamed Aadan Koofi ayaa kormeerey xaafiisyada hay’addu ku leedahey magaalada Guriceel, isaga oo halkaas kula kulmay...

wasaarada dastuurka oo kulamo wadatashi ah la qaadatey ururada soomaliyeed

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa Geedi-socodka Dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Golaha Dhalinyarada Qaranka iyo Ururada...

Madaxweyne Farmaajo oo gaarey deegaanka balanbale ee gobalka galgaduud

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray Deegaanka Balanbale ee Gobolka Galgaduud waxaana Deegaanka ka soconaya soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynaha uu...

Madaxweynaha Jamuuriyada federalka soomaali oo amaaney nabada ka jirta Guriceel

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka...

Shirka golaha wasiirrada lagu soo bandhigay xaaladda maxaabiis Soomaali ah oo laga sii daayey...

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga...

Galmudug oo ku shaqeyneysa caasimaddeeda Dhuusamareeb

Munaasabada dhameestirka Heshiiska dowlad goboleedka Galmudug iyo Ahlu sunna ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhusmareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana ka qayb galay...

Wafuud ka socta beesha caalamka oo gaarey magallada dhuusamareeb

Wafdi uu hoggaaminayay Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo ay uga qeyb galayaan Munaasabadda...

Madaxweyne Farmaajo oo kormeerey xarunta ciidanka qeybta 21 aad ee dhuusamareeb

Madaxweynaha Jamhuuriyaddda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday Xerada taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee ku taala magaalada Dhuuso Mareeb,isagoo...

Agaasimaha HSJ soomaaliya oo kormeerey xafiisyada Hay’adda ee Cadaado

Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa kormeerey xaafiisyada hay’addu kuu leedahey magaalada cadaado, isaga oo halkaas kula kulmay shaqaalaha ka howlgala iyo...