Benaadir

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Eng Yariisoow iyo Calanka oo hoos loo dhigay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Guddoomiyihii Gobolka Banaadir oo ku Geeriyooday Magaalada Doha.

Alle Ha u naxariistee waxaa Magaaladda Doha ee dalka Qatar ku geeriyooday Guddoomiyahii Gobolka Banaadir ahna Duqii Muqdisho Marxuum C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow, kadib markii...

AUN Xasan Maxamed Sabriye 

Waxa uu ahaa sharci yaqaan khibrad dheer u leh arrimaha sharciga oo la soo shaqeeyay inta badan guddoomiyeyaashii gobolka Banaadir soo maray.  Waxa uu...

AUN Sabaax Cabdullaahi Asad

Waxa ay ka mid ahayd dhallinyarada Soomaaliyeed ee ka soo noqday qurbaha. Bishii April ee sanadkan ayaa loo magacaabay guddoomiyaha degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir. inkastoo...

AUN Sahra Shiikh  Amiin Markeezi

Muqdisho (SNTV) Allaha Unaxariisto Sahra Shiikh  Amiin Markeezi, waxa ay ahayd Saxafi Sawir-Qaade ah oo ka tirsan Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (sntv) oo ay ka...

Ugu Akhris Badan