Jubaland

Wabiga Jubba oo ku fatahay qeybo ka mid ah Gobolka Gedo.

Wararka naga soo gaarayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Fatahaad uu ka sameeyay Wabiga Jubba degmada Luuq ee Gobolkaasi saameyn ku yeeshay dadka beeraleyda...

Wafdi ka socda wasaarada arimaha dastuurka oo gaaray magaallooyinka Kismaayo iyo Baydhabo

Labo wafdi oo ka socday Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Labada Aqal iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta...

Madaxweynaha Jubbaland oo amaanay Mataaneynta Magaalooyinka Kismaayo iyo Antalya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ka sagootiyay wafdi balaaran oo kasocday wadanka Turkiga oo booqasho shaqo...

Ciidanka Xooga dalka oo burburiyey fariisimo alshabaab ku lahaay Gedo

Taliyaha Ururka 49 aad , guutada 10 aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Faarax Maxamed Turbac, ayaa sheegay in Ciidnka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay...

Maxamuud C/llaahi Siraaji oo ku guuleystay doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka…

Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta ka dhacday magaalaad Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa waxaa ku guuleystay...

Ugu Akhris Badan