Hir-Shabelle

Maamulka Hir-shabeelle oo ballan qaad u sameeyay kaluumeysatada deeganada maamulkaasi

Warshiikh(SNTV);- Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Dowladda Maamulka Hirshabeelle ayaa kullan la qaatay iskaashatooyinka Kalluumeysiga ee degmada Warshiikh,kaasi oo inta badan looga...

Madaxweyne Waare ”150.000 oo Qof ayaa ka barakacday Fatahaadda Webiga Shabeelle

Baladweyne-(SNTV)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, ayaa ku baaqay in Dadka ku dhibaataysan daafaha Magaalada Baladweyen loo sameeyo gurmad ballaaran. Mudane; Waare oo...

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo soo saartay baaq ku aadan in loo gurmado shacabka (War-saxaafadeed).

Muqdisho (SNTV)-Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu faah faahiyay dhibaatada beni’aadanimo ee ka jirtaa magaalooyinka Jowhar iyo...

Madaxweyne Waare oo baaq u diray dowladda dhexe iyo QM.

Muqdisho (SNTV)- Maxammed Cabdi Waare oo la hadlayay warbaahinta ayaa ugu baaqay dowladda dhexe ee Soomaaliya QM dadka ka soo jeedo Hirshabeelle iyo Soomaalida...

AMISOM oo tababar ku saabsan arrimaha bini-adanimada ku qabatay magaalada Jowhar.

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa tababar hal maalin ah magaalada Jowhar xarunta maamulka Hirshabeelle ku qabatay,kaasi oo si aad ah diirada loogu...

Ugu Akhris Badan