Hir-Shabelle

Madaxweyne Waare oo Jowhar ku qaabbilay Saraakiil ka socotay QM (SAWIRRO).

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulkaasi ku qaabbilay Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay oo booqasho ku tagay...

Maamulka hirshabelle oo hub ku wareejiyey ciidamada Amisom

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa ku wareejiyay hub ay ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka soo badbaadiyeen weerar gaadmo ah oo Jimcihii aynu ka soo gudubnay...

Madaxweyne Waare oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo Dadka Hirshabeelle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta dib ugu soo laabtay, markuu safar wada tashi ah kuna saabsanaa arrimaha ammaanka uu lasoo...

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle iyo wafdi ka socday Wasaaradda Gaadiidka XfS oo ka wada hadlay dib u dhiska garoomada.

Madaxweyne kuxigeenka Dowlada Goboleedka Hirshabeele iyo mas’uuliyiin kale ayaa magaalada Jowhar kula kulmay wafdi ka socday Wasaaradda Gaadidka iyo duulista Hawadad Xukuumadda Soomaaliya oo...

Madaxweyne Waare oo Muqdisho kula kulmay qaar ka mid ah xildhibaannada Hirshabelle ku matala Dowladda Soomaaliya-(Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirsahebeelle Dr; Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Xildhibaannada Aqalka hoose iyo...

Ugu Akhris Badan