Galmudug

Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BFS oo furimaha ku dhiirri galinaya Ciidamada Jihaadka kula jira Khawaarijta.

Xildhibaano ka kala tirsan labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo guddoomiyaha gobolka Galgaduud ayaa furimaha dagaalka, gaar ahaan deegaanka Bulacle ugu tegay ciidamada...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Ciidanka ayaa kusii siqaya Galhareeri iyo Ceel-buur

Madaxweynaha JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in labada degmo ee ka maqan Galmudug ay si kama dambays ah uga bixin doonaan gacanta...

Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS oo Dhuusamareeb ka wada abaabulka duullaanka.

Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud, ayaa magaalada Dhuusamareeb ka wada abaabulka duullaanka dowladdu ay horumuudka ka tahay ee lagu...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo baahinaya boosas ka banaan Xeer ilaaliye iyo Kaaliyayaal.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo baahinaya boosas ka banaan Xeer ilaaliye iyo Kaaliyayaal. Halkaan ka aqriso sharuudaha shaqada Xeer ilaaliyaha Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud...

Bankiga dhexe oo laan ka furanaya Galmudug

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa si diirran loogu soo dhooweyay magaala madaxda dowlad goboleedka Galmudug ee dhuusamarreeb. Socdaalka guddomiyaha ayaa daarran...

Ugu Akhris Badan