Galmudug

SAWIRRO:Wafdi uu Hugaaminaayo Guddoomiyaha Gobolka Galguduud oo gaaray Magaalada Galiinsoor

MUQDISHO-14-6-2022-:Wafdi uu Hugaaminaayo Guddoomiyaha Gobolka Galguduud ayaa  gaaray Magaalada Galiinsoor ee Gobolka Galguduud waxayna kormeereen Xaruumaha Bulshada loogu Adeego. Wafdigaan uu hugaaminayay Guddoomiyaha Gobolka Galguduud...

Maamulka Degmada Dhuusa-mareeb iyo saraakiisha amniga oo xoolo laga soo dhacay dadkii lahaa maanta dib ugu celiyay.

MUQDISHO-JUUN-14-6-2022:Saraakiisha laamaha amniga gobolka  Galgaduud iyo maamulka Dhuusamareeb ayaa geel laga soo dhacay deegaano hoostaga degmada caabudwaaq ku wareejiyay qoysaskii lahaa.   Xoolahaan waxaa soo dhacay...

Guddomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug oo maanta gurmad Biyo- dhaamin ah u sameeysay qoysas ay abaaruhu saameeyeen.

MUQDISHO-JUUN-13-6-2022-:Guddomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta gurmad biyo dhaamin ah u sameeysay qoysas ay abaaruhu saameeyeen kuwaasi oo xaalad biyo la'aaneed...

DAAWO:Galmudug oo qeylo dhaan ka muujisay abaarta kajirta deegaano katirsan gobolka mudug ee maamulka Galmudug.

MUQDISHO-JUUN-13-6-2022-:Wafuud ay hogaaminayso guddomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug faadumo faandhe qeybna ka yihiin masuuliyiin katirsan Galmudug ayaa gaaray  deegaano katirsan gobolka mudug abaartana siweyn...

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug oo kulan la qaadatay odayaasha waxgaradka iyo maamulka deegaanka Afbarwaaqo ee Gobalka Mudug.

MUQDISHO-JUUN-13-6-2022-:Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Galmudug ayaa kulan la qaadatay odayaasha waxgaradka iyo maamulka deegaanka Afbarwaaqo ee Gobalka Mudug. Kulanka oo ahaa mid looga...

Ugu Akhris Badan