Galmudug

Madaxtooyada Galmudug Oo War Kasoo Saartay Dagaalkii Maanta Lagu Jabiyay Argagixisada Alshabaab.

War Qoraal ah oo kasoo Baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu Bogaadiyay Shacabka Geesiyaasha ah ee Saaka Casharka U Dhigay Nabad diidkii soo Weeraray Baxda. Qoraalka...

Wafdi ka Socda Hay’adda Caafimaadka Aduunka oo Gaaray Dhuusamareeb.+”SAWIRO”

Waxaa maanta Magalada Dhusamareeb ee Caasimad Galmudug garay wafdi balaran oo ka socda hey'adda Qaramada midoobe u qaabilsan Caafimaadka Aduunka ee WHO oo u...

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Galmudug Oo Soo Gaba gabaysay Kormeer ay ku tagtay Deegaanada Waqooyi bari ee Gobalka mudug +”SAWIRO”

Wafdigaan ay hogaamineysay gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Galmudug Faadumo Cabdi Faandhe ayaa soo gaba gabeeyay kormeer dhowr maalmood ah kaas oo ay...

Guddoomiye ku xigeenka Labaad Baarlamaanka Galmudug oo gaartay deegaanka Qorye-weyn.

Muqdisho-Juun-14-2022-Guddoomiye ku Xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo Cabdi Cali oo maal mahaan kormeero ay ugu kuur galaysay  abaaraha iyo saameeynta nolasha bulshada ee...

SAWIRRO:Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud oo gaaray Degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud.

Muqdisho-Juun -14-6-2022-:Masuuliyiin katirsan Maamulka Xeraale iyo bulshada qaybaheeda kale duwan ayaa maanta afaafka hore ee Magaalada ku soodhaweeyay Guddoomiyaha gobalka Galgaduud Cilmi Cali Ganeey...

Ugu Akhris Badan