Galmudug

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo la wareegtay maamulka Isbitaalka Guud ee gobolka Galgaduud

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowlad gobaleedka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac, ayaa ka qayb galey munaasabadan oo wasaraddu ay kula wareegeysay shaqada isbitaalka guud ee...

Madaxweyne Qoor-qoor oo furay kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta furay kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug oo maanta ka furmay Xarunta Baarlamaanka ee magaalada...

[DAAWO] Nabadoon Cumar Axmed Cartan” Qof xanuunsan hadaan hal kaniini ugu baahano, waxaan u lugeyneynaa 45 km, si aan u helno”

Bulshada ku nool Deegaano u dhaxeeya Magaaloyinka Cadaado iyoDhusamareeb oo sheegay in ay wajahayaan Biyo la,aan daran,xarun cafimaadna ugu dhawdahay 45 km goob u...

[DHAGEYSO]Maleeshiyaad Hubaysan oo Xalay dil iyo dhaawac ugu geystay Magaalada dhabad shaqaale ka tirsan Hay’adda Miina baarista ee Hallo trust

MUQDISHO-30-7-2022-:Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhabad ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in  Maleeshiyaad  Hubaysan ay  Xalay xilli danbe  Weerar  ay ku qaadeen Shaqaale ka...

[DHAGEYSO] Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay xadka itoobiya iyo Gobolka Galgaduud

MUQDISHO-23-7-2022-:Qarax nuuca miinada ah oo  dad badan oo isku qoys u badan  ay ku dhinteen ayaa  maanta ka dhacay xadka ay wadagaan Gobolka Galgaduud...

Ugu Akhris Badan