Maxkamadda Ciidamada oo xukuna kula duwan ku riday lix eedeysane oo midi maqan yahay.

Beledweyn (SNTV)- Lixda eedeysane ayaa soo abaabulay weerar ay dad shacab  ku dhinteen 28-ka bishii tegtay iyagoo gacan siinayay  Mahad Xuseen Shiidow oo maalin...

Qarax Geystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarrama.

Qaraxan oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa ku qarxay agagaarka Hotel-Wehliye  ee Wadada  Maka Al-mukarrama. Qaraxa oo dhacay xilli galab ah...

“Waxaa naga go’an in dadka magaalada Muqdisho ay soo doortaan hoggaankooda”. ENG Yariisow

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka...

Jubbaland oo dayactireysa Buundooyinkii ku burburay fatahaaddii Webiga Jubba

Kismaayo-(SNTV)-Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland , Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (Luga-dheere) ayaa Maanta kormeer ku tagey Buundada Baar-Sanguuni oo uu dayactir ku...

Madaxweynaha Jamuuriyada Federalka Soomaaliya oo U ambabaxey Degmada Hobyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxaya degmada Hobyo ee Gobolka Mudug halkaasi oo...

Ra’iisul wasaare Khayre oo ka qeybgalay barnaamijka isxil qaan oo Studium Muqdisho lagu nadiifinayay

Muqdisho (SNTV)- Garoonka ciyaaraha kubadda Cagta ee Muqdisho Studium Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya olole balaaran oo dhanka nadaafadda ah kaasi oo qeyb ka...

Maamulka Gobolka Banaadir oo ku howlan nadiifinta waddooyinka

Magaalada Muqdisho ayaa laba iyo tobankii Saacadood ee la soo dhaafay waxaa ka Socday roobab lixaad leh oo geystay dhimasho dhaawac iyo khasaare hantiyeed...

Duqeyn lagu dilay horjooge ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho (SNTV)- Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in degaan ku dhow degmada ay ka dhacday duqeyn diyaaradeed oo...

MADAXWEYNAHA OO BOGAADIYAY IS-FAHAMKA LAGA GAARAY WADA-HADALLADII DHINACYADA GALMUDUG

Muqdisho, 13ka Luulyo, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay is-fahamka ay gaareen dhinacyada Galmudug oo maalmahan u joogay magaalada...

Jardiinka Nambar Afar oo markale dib loogu celiyay dan guud

Muqdisho(SNTV):-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay fuliyey qorshaha dib-u- soo celinta dhulka Danta Guud oo Jardiinka Nambar Afar la banneeyey oo dhismihii laga burburiyey si...