Argagixisada

Rag loo heysto weerarkii Naasa Hablood labo oo maxkamadda ciidanka la soo taagay

Muqdisho (SNTV)-Maxkamadda D, 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa qaaday kiiskan loo heysto eedeysanayaasha kala ah:-  Fraxaan Maxammed Samatar, C/naasir Dhaqane Xasan iyo Abshir...

Ciidanka Amniga Caasimadda oo Suuqa Bakaaraha ku khaarijiyay 2 ka mid ah Al-shabaab.

Muqdisho(SNTV)–Ciidanka sugidda Amaanka Caasimadda ee SAMA ayaa Maanta Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku khaarijiyay labo ka mid ah Maleeshiyaadka Kooxda Nabadiidka ee Al-shabaab...

Alshabaab lagu laayay Hiiraan

In ka badan 15 ka mid ah maleeshiyada argagixisada ah ee Alshabaab ayaa lagu dilay dagaal iyaga iyo dadka deegaanka ku dhex maray gobolka...

Kenya oo Lammaane Soomaaliyeed ku eedeysay Al-Shabaab

Nairobi-(SNTV)- Ciidanka Boliiska Dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay Lamaane Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay inay xiriirro kala duwan la leeyihiin Ururka  argagixisada ah ee Al-Shabaab. Lammaanahan...

Shirka Culumaa’udiinka soomaaliyeed oo loga hadlayay ka hortaga xagjirnimada ayaa lagu qabtay Muqdisho

In ka badan 12 dal culumaa'udiin ayaa ka soo qeyb galay shirka sannad laha suufiyiinta oo ay marti galineyso sannadkaan dowlada soomaaliya ayaa lagu...

Ugu Akhris Badan