Argagixisada

Jubbaland oo taliye KMG ah u magacawday hawlgalka ka socda Jubbada Hoose  

Muqdisho (SNTV)- Saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen in isbedel lagu sameeyay saraakiisha horkaceysa hawlgalka ka dhanka ah  maleeshiyada  Al Shabaab ee...

Saraakiil Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Gobolka Gedo.

Muqdisho (SNTV)- Duqeyn diyaaradeed ayaa xalay waxa ay ka dhacday tuulooyinka Makka iyo Qansax-oomane oo hoostaga degaanka Ceel-cadde oo ka tirsan gobolka Gedo, sida...

Dowladda Soomaaliya oo ku caawineyso shacabkeed la dagaalanka Alshabaab

Muqdisho-(SNTV)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas, Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarsho) ayaa sheegay in uu taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed garab taagan yahay Shacabka...

Mareykanka oo Duqeyn ku dilay Sagaal Maleeshiyo oo Argagaxisada Al shabaab ka tirsan

Muqdisho October 2 (SNTV):-War ka soo baxay Taliska ciidamada Militariga Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano Africom ayaa lagu sheegay in ay fuliyeen weerar...

10 ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay Kenya

Muqdisho October 1 (SNTV):-Ugu yaraan 10 xubnod oo ka tirsanaa Malleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay dagaal Maanta oo Isniin ah ka dhacay Gobolka Xeebta ee...

Ugu Akhris Badan