Argagixisada

Ciidanka Dowlada Oo Lawareegay Deeganka Basra.

  Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Basra ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgal Qorsheysan Waaberigii Saakay ay Deegaanka Basra ay ka fuliyeen Ciidamada...

Nin ka Mid ahaa Alshabaab oo Isku Soo Dhiibay Nabad Sugidda KGS.

Maxamed Xasan Nuur Oo katirsana Ururka Argigixisada Al-Shabaab ayaa isu soo dhiibay Ciidanka Hay'ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee Ku sugan...

RW Xamse oo ka tacsiyeeyay Geerida Shahiid Nabadoon Cilmi Xagar.

AUN waxaa Saaka Dagaal ka Dhacay Deegaanka Qoxle ku Geeriyooday Nabadoon Cilmi Xagar Guure oo ka Mid ahaa Hoggaanka Dhaganka Hiiraan isla markaan Hormuud...

Wafdi uu Hoggaaminaayo Xildhibaan Mocalimow Oo Gaaaray Buuloburte (SAWIRO).

Wafdi balaaran uu hoggaaminaayay xildhibaan maxamed ibrahim mocalimow qeybna ay ka ahayen saraakiil ciidan iyo  xildhibano katirsan dowlad gobaledka hirshabeele ayaa  gaaray dagmada Buuloburte...

Alshabaab oo Ku Jabay Dagaal ka Dhacay Galgaduud.

Ciidamada Xoogga Dalka ee ka hawlgalaya deegaanka Sinadhaqa ee Gobalka Galguduud ayaa dilay 15 ka tirsan khawaarijta Alshabaab ka dib markii ay isku dayeen...

Ugu Akhris Badan