Argagixisada

Madaxweyne Xasan oo Booqday Ciidanka Cirka Ee lagu Tababaray Ereteriya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xerada ay tababarka ku...

Weerar khawaarijtu soo Qaaday oo la Fashiliyay.

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya ayaa fashilayay weerar gaadma ah oo ay khawaarijta Alshabaab saakay waabirigii kusoo qaadeen deegaanka Burdaar ee Gobalka Hiiraan. Afhayeenka Wasaaradda Difaaca...

Ciidanka Qaranka Oo Howl-galo ka sameeyay Deegaano Al-Shabaab dhawaan laga Qabsaday, (SAWIRO)

Cutubyadan oo isugu jira ciidamada guutada 15-aad, qaybta 21-aad ee xoogga dalka iyo xooggaga kacdoonka Shacabka ee macawiisleyda deegaanka ayaa maanta isku fidiyay deegaanada...

100 ka mid ah Khawaarijta Oo Lagu dilay hawlgallo Maanta dhacay.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka iyo saaxiibada caalamka ayaa howlgal wadajir ah oo ay ka sameeyeen deegaanka Ceel Gorof ee gobolka...

Wasir Fiqi oo QM kala Hadlay Taakulaynta Dadka Soomaaliyeed.

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo wasiiru dowlaha mudane Ilyas Ali Hassan ayaa maanta xarunta wasaaradda kulan...

Ugu Akhris Badan